Shirka Bilaha ah ee Wasaaradda oo UU shir Gudoomiyey Wasiir Axmed Xasan Cumar.

Shirka Bilaha ah ee Wasaaradda oo UU shir Gudoomiyey Wasiir Axmed Xasan Cumar.

Shirka Bilaha ah ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Jubaland ayaa bishii la qabtaa waxaana Shirka shir Gudoomiya Wasiirka, Wasiir Ku xigeenka ama Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Jubaland. Shirka Bilaha ah ayaa diiradda lagu saaraa kala xog qaadashada Shaqooyinka socda iyo sidii lagu sii xoogin…

The Minister has inaugurated a high-level exhibition to raise awarreness about the importance of eating fish.

The Minister has inaugurated a high-level exhibition to raise awarreness about the importance of eating fish.

The Minister of Fisheries and Blue Economy of Jubaland, Mr. Ahmed Hassan Omar, today inaugurated a high-level exhibition to raise awareness about the nutrition of eating fish. The exhibition was attended by members of the Jubaland Cabinet, the Jubaland Fisheries Cooperation Committee, and some members of the community. While the show was going on, there…

Wasiir Axmed Xasan Cumar oo Daahfuray Bandhigga Wacyigelinta ee Cunista Kalluunka.

Wasiir Axmed Xasan Cumar oo Daahfuray Bandhigga Wacyigelinta ee Cunista Kalluunka.

Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland Mudane Axmed Xasan Cumar ayaa Maanta Daah furay Bandhig sare Loogu Qaadayey Wacyigelinta Nafaqada Cunista Kaluunka. Bandhigga ayaa waxaa Ka soo Qeebgaleen xubno ka tirsan Golaha wasiiradda Dowlada Jubaland, Guddiga Iskaashatada Jubaland iyo Qaar kamid ah Bulshada. Inta uu Bandhigga Socda ayaa Waxaa Goobta Hadalo ka…