Strengthening Regional Ties to Boost the Fisheries Industry in Jubaland

Strengthening Regional Ties to Boost the Fisheries Industry in Jubaland

In a significant step towards advancing the fisheries industry in Jubaland, the Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Cumar, alongside the Minister of Trade, Hon. Ibrahim Hassan Abdi, and representatives from the Ministry of Fisheries and Blue Economy, successfully concluded a week-long mission to Mombasa County, Kenya. The mission, which aimed at fostering…

Jubaland’s Somali Fisheries Week Ignites Momentum for Sustainable Marine Development in Kismayo.

Jubaland’s Somali Fisheries Week Ignites Momentum for Sustainable Marine Development in Kismayo.

Kismayo, Jubaland State of Somalia: The Ministry of Fisheries and Blue Economy of Jubaland successfully hosted the Somali Fisheries Week in Kismayo, drawing high-profile delegates from government institutions, private banks, companies, and the Kismayo Fisheries Cooperatives. The event, aimed at promoting investment, fostering sustainable practices, and empowering local communities, was marked by a series of…

Xilwareejinta Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda

Xilwareejinta Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga Jubaland, Mudane Maxamed Cumar Buunu oo Ay weheliyaan Gudoomiye Ku xigeenka Guddiga Shaqalaaha Rayidka Jubaland Mudane Axmed Ugaas Abukar, Gudoomiye Ku xigeenka labaad Mudame Yunis Ali Shegow iyo qaar kamid ah howl wadeenada wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqalaha Buluugga Jubaland ayaa maanta goob-joog ka ahaa xaflad ka qabsoontay…

War-murtiyeed ku saabsan shirka 3aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga (FMDC)

War-murtiyeed ku saabsan shirka 3aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga (FMDC)

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda federaalka ayaa shir wadatashi ah ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb 28kii – 29kii Bisha May ee 2024. Shirkaan oo ah kii 3aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga waxaa diiradda lagu saaray xoojinto wadashaqeynta…

SHIRKA 3AAD EE GOLAHA MAMAULKA IYO HORUMARINTA KALLUUMEYSIGA AYAA KA FURMAY MAGAALADA DHUSAMAREB

SHIRKA 3AAD EE GOLAHA MAMAULKA IYO HORUMARINTA KALLUUMEYSIGA AYAA KA FURMAY MAGAALADA DHUSAMAREB

Shirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowladaha Xubanaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta ee Dowlad Goboleedka Galmuudg. Shirkaan oo ah kii 3aad ee Golaha Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga waxaa diiradda lagu saaray xoojinto wadashaqeynta u dhaxeysa Wasaaradaha heer…

WASIIR KU XIGEENKA WASAARADA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY HEY’ADA SIF

WASIIR KU XIGEENKA WASAARADA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY HEY’ADA SIF

Wasiir Ku xigeenka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jubaland Mudane Mohamed Omar Bunnu oo Uu weheliyo Kusimaha Agaasimaha Guud Ahna Agaasimaha Maamulka Maaliyada iyo Shaqaalaha Cabdifataax Axmed Faarax, Ayaa Maanta Kulan La qaatay Masuuliyiin Heer caalami ah oo Ka socday Xafiiska Hey’ada SIF. Kulanka inta uu socday ayey Masuuliyiinta Hey’ada SIF iyo Wasiirka…

SHIRKA 3-aad EE GOLAHA MAAMULKA IYO HORMARINTA KALLUUMEYSIGA.

SHIRKA 3-aad EE GOLAHA MAAMULKA IYO HORMARINTA KALLUUMEYSIGA.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo ay wehliyaan wasiirada Kalluumeysiga ee dowlad Goboleedyada Hirshabeelle, KoofurGalbeed, Jubaland iyo Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa gaaray magaalada Dhusamareb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug halkaas oo uu ka qabsoomayo shirka 3aad ee Golaha Maamulka…

MADASHA ARDAAGA OO MARKII UGU HOREYSAY LOOGA HADLAY MUHIIMADA CUNISTA KALUUNKA

MADASHA ARDAAGA OO MARKII UGU HOREYSAY LOOGA HADLAY MUHIIMADA CUNISTA KALUUNKA

Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo kheyraadka baluugga mudane Axmed Xasan Cumar oo Caawa ku casuunnaa barnaamijka Ardaaga Ayaa ka warbixiyay waxqabadyada hirgalay iyo qorshayaasha ay ku tala jirto wasaaradda si la mid ah waxaa uu soo bandhigay fursadaha ka bannaan kalluumaysiga iyo wacyigalinta bulshada ee baridda cunista kalluunka.. Ka soo qeebgalayaasha Barnaamijka ayaa Sualo kala duwan…

Celebrating Somali Youth Day in Kismayo with the Ministry of Youth and Sports of Jubaland.

Celebrating Somali Youth Day in Kismayo with the Ministry of Youth and Sports of Jubaland.

In a vibrant display of unity and pride, Somali Youth Day was celebrated with fervor in Kismayo, under the auspices of the Ministry of Youth and Sports of Jubaland. This significant occasion, marked annually on May 15th, commemorates the founding of the Somali Youth League (SYL) in 1943 and serves as a testament to the…

The Monthly Meeting of The Ministry held on 12 May 2024

The Monthly Meeting of The Ministry held on 12 May 2024

The Monthly Meeting of the Ministry of Fisheries and Blue Economy of the Jubaland is a monthly Meeting which is chaired either by the Minister, Deputy Minister, or Director General of the Ministry of Fisheries and Blue Economy of the Jubaland state of Somalia. The Monthly meeting focuses on how to improve the departmental activities…