MADASHA ARDAAGA OO MARKII UGU HOREYSAY LOOGA HADLAY MUHIIMADA CUNISTA KALUUNKA

Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo kheyraadka baluugga mudane Axmed Xasan Cumar oo Caawa ku casuunnaa barnaamijka Ardaaga Ayaa ka warbixiyay waxqabadyada hirgalay iyo qorshayaasha ay ku tala jirto wasaaradda si la mid ah waxaa uu soo bandhigay fursadaha ka bannaan kalluumaysiga iyo wacyigalinta bulshada ee baridda cunista kalluunka..
Ka soo qeebgalayaasha Barnaamijka ayaa Sualo kala duwan oo Ku saabsan Fursadaha Kalluumeysiga iyo Haqaalaha buluugga ee Dalkeena Weydiyey Wasiirka.
Ugu Dambeyn Wasiir Axmed Xasan Cumar ayaa Bogaadiyey Dadaalka iyp Kulumada ay marwaliba Soo agaasinto Madasha Ardaaga Waxaa uu Kula dardaarmay in la sii labo jibaaro Kulamadda Fool ka Foolka ah ee Bulshaddu Qeebta ka Tahay.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *